"@metadata": {
"authors": [
"Abshirdheere",
"AhmedG612"

"discussiontools-autotopicsubpopup-body": "{{GENDER:|Adiga}} waxaad heli doontaa ogeysiis marka qof faallo cusub ku daro dooddan. Waxaad hagaajin kartaa dejinta ogeysiisyada gudaha dookhyada.",
"discussiontools-autotopicsubpopup-dismiss": "Waan fahmay, waa hagaag",
"discussiontools-autotopicsubpopup-preferences": "Beddel dookhyada",
"discussiontools-autotopicsubpopup-title": "{{GENDER:|Adiga}} waad is diiwaangelisay",
"discussiontools-defaultsummary-reply": "Jawaab",
"discussiontoolsdebug-title": "Qaab-dhismeedka xogta Qalabka doodda",
"discussiontoolsdebug-pagetitle": "Cinwaanka bogga",
"discussiontoolsdebug-intro": "Boggan wuxuu muujinayaa sida [https://www.mediawiki.org/wiki/Special:MyLanguage/Extension:DiscussionTools kordhinta DiscussionTools] ay u aqoonsato mawduucyada iyo faallooyinka ku jira bogga '''[[:$1]]'''. Waxa laga yaabaa inay faa’iido kuu yeelato markaad cilad-baarayso dhibaatooyinka ku jira kordhinta ama aad fahmayso sida ay u shaqeyso. Xogta la midka ah waxaa laga heli karaa [[$2|macluumaadka bogga qalabka doodda API]].",
"discussiontools-desc": "Qalab lagu horumarinayo bogagga wadahadalka.",
"discussiontools-emptystate-button": "Bilow dood",
"discussiontools-emptystate-desc": "[[{{MediaWiki:discussiontools-emptystate-link-talkpages}}|Bogaga dooda]] waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka {{SITENAME}} si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. {{GENDER:|Adiga}} waxaad isticmaali kartaa boggan si aad ula bilowdo dood dadka kale oo ku saabsan sida loo horumarin karo [[:{{SUBJECTPAGENAME}}]].",
"discussiontools-emptystate-desc-self": "Dadka ku jira {{SITENAME}} waxay isticmaali karaan [[{{MediaWiki:discussiontools-emptystate-link-userpage}}|boggan doodda]] si ay fariin dadweyne ugu soo diraan {{GENDER:|adiga}}, waxaana laguugu ogeysiin doonaa marka ay sidaas sameeyaan.",
"discussiontools-emptystate-desc-self-anon": "Dadka ku jira {{SITENAME}} waxay isticmaali karaan [[{{MediaWiki:discussiontools-emptystate-link-userpage-anon}}|boggan wadahadalka]] si ay fariin dadweyne uga reebaan wax ka beddelada laga sameeyay cinwaanka IP-ga ee {{GENDER:|aad hadda isticmaalayso}}.\n\nCiwaannada IP-ga badanaa way is beddelaan mararka qaar, sidoo kalena waxaa wada isticmaali kara dad kala duwan. Waxaad [$1 abuuri kartaa akoon] ama [$2 geli kartaa] si aad uga fogaato jahawareer mustaqbalka ee isticmaalayaasha kale ee aan soo gelin. Abuurista akoon sidoo kale waxay qarinaysaa cinwaankaaga IP-ga.",
"discussiontools-emptystate-desc-self-temp": "Dadka ku jira {{SITENAME}} waxay isticmaali karaan [[{{MediaWiki:discussiontools-emptystate-link-userpage}}|boggan wadahadalka]] si ay fariin dadweyne ugu reebaan {{GENDER:|adiga}}.\n\nUgu dambayntii, [[{{MediaWiki:tempuser-helppage}}|boggan wuu dhacayaa]]. Si aad u sii hesho ogeysiisyo, iyo si aad u isticmaasho astaamo kale, [$1 abuuri akoon] ama [$2 gal].",
"discussiontools-emptystate-desc-user": "[[{{MediaWiki:discussiontools-emptystate-link-userpage}}|Bogaga dooda]] waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka {{SITENAME}} si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Bilow dood cusub si aad ula xiriirto oo aad ula shaqeyso {{GENDER:{{PAGENAME}}|la}} [[:{{SUBJECTPAGENAME}}|{{PAGENAME}}]]. Waxa aad halkan ku sheegto si guud ayay u muuqan doonaan si ay dadka kale u arkaan.",
"discussiontools-emptystate-desc-user-anon": "[[{{MediaWiki:discussiontools-emptystate-link-userpage-anon}}|Bogagga wadahadalka]] waa meelaha ay dadku kaga doodaan sida loo hagaajin karo nuxurka {{SITENAME}} si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee suurtagalka ah. Isticmaal boggan si aad u bilowdo dood ku saabsan wax ka beddelka laga sameeyay cinwaankan IP-ga. Waxa {{GENDER:|aad}} halkan ku sheegto waxay noqon doonaan kuwo dadweynuhu arki karaan. Cinwaanno badan oo IP ah way isbeddelaan waqti ka waqti, waxaana inta badan wadaaga dhowr qof.",
"discussiontools-emptystate-desc-user-temp": "Isticmaal [[{{MediaWiki:discussiontools-emptystate-link-userpage-temp}}|boggan doodda]] si aad u bilowdo dood {{GENDER:{{PAGENAME}}|la}} [[:{{SUBJECTPAGENAME}}|{{PAGENAME}}]] oo ku saabsan sida loo horumarin karo {{SITENAME}}. Waxa aad sheegto si guud ayaa loo arki doonaa si ay dadka kale u arkaan. Maadaama [[:{{SUBJECTPAGENAME}}|{{PAGENAME}}]] uu yahay [[{{MediaWiki:tempuser-helppage}}|xisaab ku-meel-gaar ah]], boggan doodda ayaa ugu dambayn dhacaya. [[{{MediaWiki:tempuser-helppage}}|Wax badan ka baro]].",
"discussiontools-emptystate-title": "Bilow dood ku saabsan {{SUBJECTPAGENAME}}",
"discussiontools-emptystate-title-self": "{{GENDER:|Ku soo dhawoow}} boggaaga wadahadalka",
"discussiontools-emptystate-title-self-anon": "{{GENDER:|Ku soo dhawoow}} boggan wadahadalka",
"discussiontools-emptystate-title-self-temp": "{{GENDER:|Ku soo dhowow}} boggaaga wadahadalka ku meel gaarka ah",
"discussiontools-emptystate-title-user": "Bilow dood {{GENDER:{{PAGENAME}}|la soco}} {{PAGENAME}}",
"discussiontools-emptystate-title-user-anon": "{{GENDER:|Ku soo dhawoow}} boggan wadahadalka",
"discussiontools-emptystate-title-user-temp": "Bilow dood {{GENDER:{{PAGENAME}}|la}} {{PAGENAME}}",
"discussiontools-error-comment-conflict": "{{GENDER:|Faalladaada}} lama kaydin karo, sababtoo ah qof kale ayaa isla waqtigaas faallay. Fadlan mar kale isku day, ama dib u cusboonaysii bogga si aad u aragto faallooyinka ugu dambeeyay.",
"discussiontools-error-comment-disappeared": "Faallada {{GENDER:|aad}} ka jawaabeyso lagama helin bogga. Waxaa laga yaabaa in la tirtiray ama loo wareejiyay bog kale.",
"discussiontools-error-comment-disappeared-reload": "Fadlan {{GENDER:|dib u cusboonaysii}} bogga oo isku day mar kale.",
"discussiontools-error-comment-is-transcluded": "Xiriirka \"{{int:discussiontools-replylink}}\" looma isticmaali karo in lagu jawaabo faalladan. Si aad uga jawaabto, fadlan {{GENDER:|isticmaal}} tifaftiraha bogga oo dhammaystiran adigoo gujinaya \"$1\".",
"discussiontools-error-comment-is-transcluded-title": "Xiriirka \"{{int:discussiontools-replylink}}\" looma isticmaali karo in lagu jawaabo faalladan sababtoo ah waxaa laga soo raray bog kale. Si aad uga jawaabto, fadlan {{GENDER:|tag}} halkan: [[$1]].",
"discussiontools-error-comment-not-saved": "{{GENDER:|Faalladaada}} lama daabici karin nooca ugu dambeeyay ee bogga. Si aad u aragto isbeddellada ugu dambeeyay, nuqul ka samee faallada aad diyaarisay ka dibna isticmaal browser-ka si aad dib ugu cusboonaysiiso bogga.",
"discussiontools-error-lint": "Faallooyinka boggan laguma jawaabi karo sababtoo ah qalad ku jira wikitext-ka. {{GENDER:|Waxaad}} ka baran kartaa qaladkan [$1 akhrinta dukumentiga], waxaadna caawimaad ka codsan kartaa [$2 adigoo halkan ku soo qoraya], ama waxaad hagaajin kartaa qaladka [$3 adigoo furaya tifaftiraha bogga oo dhammaystiran].",
"discussiontools-error-noswitchtove": "Waan ka xumahay, u wareegidda qaabka muuqaalka ah waa la damiyay sababtoo ah $1 ayaa laga helay faallada {{GENDER:|aad}} qortay. [https://www.mediawiki.org/wiki/Special:MyLanguage/Help:DiscussionTools/Reply_tool_visual_mode_limitations Wax badan ka baro].",
"discussiontools-error-noswitchtove-extension": "kordhin ama tixraac syntax",
"discussiontools-error-noswitchtove-table": "syntax-ka jadwalka",
"discussiontools-error-noswitchtove-template": "syntax-ka tusmada",
"discussiontools-error-noswitchtove-title": "qaabka muuqaalka waa la damiyay",
"discussiontools-findcomment-results-id": "Faallada leh aqoonsiga la bixiyay waxay ka soo muuqatay bogagga soo socda {{PLURAL:$1|bog|bogag}}:",
"discussiontools-findcomment-results-name": "Faallada leh magaca la bixiyay waxay ka soo muuqatay bogagga soo socda {{PLURAL:$1|bog|bogag}}:",
"discussiontools-findcomment-label-idorname": "Aqoonsiga faallada ama magaca faallada",
"discussiontools-findcomment-gotocomment": "Haddii ay ku jirto kaliya nuqulka hadda ee hal bog, {{GENDER:|waxaad}} si toos ah ugu aadi kartaa faallada adigoo adeegsanaya [[Special:GoToComment/$1|xiriirkan]]. Haddii kale, wuxuu ku wareegi doonaa natiijooyinkan raadinta.",
"discussiontools-findcomment-label-search": "Raadi",
"discussiontools-findcomment-noresults": "Natiijooyin lama helin.",
"discussiontools-findcomment-results-notcurrent": "(kuma jiro nuqulka hadda)",
"discussiontools-findcomment-results-transcluded": "(laga soo gudbiyay bog kale)",
"discussiontools-findcomment-title": "Raadi faallo",
"discussiontools-ledesection-button": "Wax badan ka baro boggan",
"discussiontools-ledesection-title": "Ku saabsan boggan wadahadalka",
"discussiontools-limitreport-errorreqid": "Aqoonsiga codsiga khaladka Qalabka doodda",
"discussiontools-limitreport-timeusage": "Isticmaalka waqtiga Qalabka doodda",
"discussiontools-limitreport-timeusage-value": "$1 {{PLURAL:$1|ilbiriqsi|ilbiriqsiyo}}",
"discussiontools-newtopic-missing-title": "Fadlan bixi cinwaan ku saabsan mawduuca {{GENDER:|wadahadalkaaga}}.",
"discussiontools-newtopic-missing-title-prompt": "{{GENDER:|Adigu}} ma bixin cinwaan {{GENDER:|mawdúucaaga}} wadahadalka. Ma hubtaa {{GENDER:|inaad}} rabto inaad ku darto mawduccan adoo aan cinwaan lahayn?",
"discussiontools-newtopic-placeholder-title": "Mowduuc",
"discussiontools-newtopicssubscription-button-subscribe-label": "Is-diiwaangeli",
"discussiontools-newtopicssubscription-button-subscribe-tooltip": "Is-diiwaangeli si aad u hesho ogeysiisyo marka mawduucyo cusub laga bilaabo boggan.",
"discussiontools-newtopicssubscription-button-unsubscribe-label": "Ka bax is-diiwaangelinta",
"discussiontools-newtopicssubscription-button-unsubscribe-tooltip": "Ka bax is-diiwaangelinta si aad u joojiso helitaanka ogeysiisyada marka mawduucyo cusub laga bilaabo boggan.",
"discussiontools-newtopicssubscription-notify-subscribed-body": "{{GENDER:|Adiga}} waxaad heli doontaa ogeysiisyo marka mowduucyo cusub laga bilaabo boggan.",
"discussiontools-newtopicssubscription-notify-subscribed-title": "{{GENDER:|Adiga}} waad is-diiwaangelisay!",
"discussiontools-newtopicssubscription-notify-unsubscribed-body": "{{GENDER:|Adiga}} mar dambe ma heli doontid ogeysiisyo marka mowduucyo cusub laga bilaabo boggan.",
"discussiontools-newtopicssubscription-notify-unsubscribed-title": "{{GENDER:|Adiga}} waad ka baxday is diiwaangelinta.",
"discussiontools-notification-added-topic-header": "Mawduuc cusub \"$4\" {{GENDER:$2|la sameeyay}} oo ku jira $3 oo uu sameeyay $1.",
"discussiontools-notification-added-topic-header-bundled": "{{PLURAL:$1|Hal mowduuc cusub|$1 mowduucyo cusub|100=99+ mowduucyo cusub}} oo ku jira \"$2\".",
"discussiontools-notification-added-topic-view": "Eeg mawduuca",
"discussiontools-notification-comment-thank-header": "$1 {{GENDER:$2|wuu ku mahadceliyey}} {{GENDER:$4|adiga}} faalladaada ee ku saabsan \"$3\".",
"discussiontools-notification-comment-thank-header-bundled": "{{PLURAL:$1|Hal qof|$1 qof|100=99+ qof}} ayaa uga mahadceliyay {{GENDER:$3|adiga}} faalladaada ee \"$2\".",
"discussiontools-notification-comment-thank-header-compact": "$1 {{GENDER:$2|wuu ku mahadceliyey}} {{GENDER:$3|adiga}}.",
"discussiontools-notification-removed-topic-body": "{{GENDER:|Adiga}} laga yaabee inaadan mar dambe heli doonin ogeysiisyo ku saabsan {{PLURAL:$1|mawduucan|mawduucyadan}}.",
"discussiontools-notification-removed-topic-header": "Mawduuca \"$4\" waa la kaydiyay ama waa laga saaray $3.",
"discussiontools-notification-removed-topic-header-bundled": "{{PLURAL:$1|Hal mawduuc ayaa|$1 mawduuc ayaa|100=99+ mawduuc ayaa}} laga kaydiyay ama laga saaray $2.",
"discussiontools-notification-removed-topic-header-compact": "Mawduuca \"$4\" waa la kaydiyay ama waa laga saaray.",
"discussiontools-notification-removed-topic-view": "Eeg bogga",
"discussiontools-notification-removed-topic-disable": "Jooji helitaanka ogeysiisyada sidan oo kale ah",
"discussiontools-notification-removed-topic-disabled-title": "{{GENDER:|Adiga}} mar dambe ma heli doontid ogeysiisyo marka mawduuc la kaydiyo ama la saaro.",
"discussiontools-notification-removed-topic-disabled-body": "Waxaad ka beddeli kartaa tan [[Special:Preferences#mw-prefsection-echo-echosubscriptions|xulashooyinkaaga]].",
"discussiontools-notification-topic-hidden": "(mawduuc la saaray)",
"discussiontools-notification-subscribed-new-comment-header": "$1 {{GENDER:$2|ayaa ku jawaabay}} \"$4\".",
"discussiontools-notification-subscribed-new-comment-header-bundled": "{{PLURAL:$1|Hal jawaab cusub|$1 jawaabo cusub|100=99+ jawaabo cusub}} oo ku jira \"$3\".",
"discussiontools-notification-subscribed-new-comment-view": "Eeg faallada",
"discussiontools-pageframe-latestcomment": "Faalladii ugu dambaysay: $1 ee $2 qodobka $3",
"discussiontools-pageframe-latestcomment-notopic": "faalladii ugu dambaysay: $1 ee $2",
"discussiontools-pagetitle-newtopic": "Bilowga mawduuc cusub ee $1",
"discussiontools-pagetitle-reply": "Jawaab ku saabsan $1",
"discussiontools-permalink-button": "Nuqul ka samee xiriirka",
"discussiontools-permalink-comment-copied": "Xiriirka faallada waa lagu nuqulay sabuuradda.",
"discussiontools-postedit-confirmation-published": "Faalladaada waa la daabacay.",
"discussiontools-postedit-confirmation-topicadded": "Mawduucaaga waa la daray.",
"discussiontools-preference-autotopicsub": "Si toos ah u is-diiwaangeli mawduucyada",
"discussiontools-preference-autotopicsub-help": "Marka {{GENDER:|adiga}} aad bilowdo dood cusub ama aad faallo ku qorto dood jirta, si toos ah ayaa laguugu ogeysiin doonaa marka kuwa kale ay ku daraan faallooyin cusub.",
"discussiontools-preference-description": "Waxay awood siisaa astaamo tijaabo ah oo bogagga wadahadalka:\n* [https://www.mediawiki.org/wiki/Talk_pages_project/Usability Muujinta xogta] ku saabsan dood kasta iyo qaab bog cusub.\n\nWaxaad ka habayn kartaa astaamahan [[Special:Preferences#mw-prefsection-editing-discussion|xulashooyinkaaga]].\n\nCusboonaysiinta waxaa lagu daabici doonaa [https://www.mediawiki.org/wiki/Talk_pages_project/Updates bogga cusboonaysiinta mashruuca bogagga wadahadalka].\n\nFadlan ogow:\n* Waqti ka dib, astaamo tijaabo oo cusub ayaa lagu dari doonaa.\n* Qaar ka mid ah astaamaha kor ku xusan weli ma heli karaan wiki-gaaga.",
"discussiontools-preference-gadget-conflict": "Si aad u awoodsiiso jawaab degdeg ah, marka hore waxaad u baahan tahay inaad [[$1|demiso qalabka Convenient Discussions]] ee ku jira xulashooyinka Qalabka.",
"discussiontools-preference-label": "Qalabka doodda",
"discussiontools-preference-newtopictool": "Awood u yeelashada ku darista mawduuc degdeg ah",
"discussiontools-preference-newtopictool-createpage": "Markaan booqdo bog wadahadal oo aan weli la abuurin:",
"discussiontools-preference-newtopictool-createpage-editor": "Fur tifaftiraha wikitext",
"discussiontools-preference-newtopictool-createpage-newtopictool": "Soo jeedi in lagu daro mawduuc cusub",
"discussiontools-preference-newtopictool-help": "Tani waxay ku tusi doontaa foom dhexgal ah oo lagu daro mawduucyo cusub.",
"discussiontools-preference-replytool": "Awood u yeelashada jawaab degdeg ah",
"discussiontools-preference-replytool-help": "Tani waxay ku tusi doontaa xiriir aad hal gujin ugu jawaabi karto faallooyinka boga doodda.",
"discussiontools-preference-sourcemodetoolbar": "Awood u yeelashada qalabka tafatirka ee qaabka isha",
"discussiontools-preference-sourcemodetoolbar-help": "Tani waxay ku dari doontaa aalad qaabka isha ee jawaab degdeg ah iyo ku darista mawduuc degdeg ah, taas oo ay ku jiraan jid-gaabyo lagu xuso isticmaalayaasha iyo lagu daro xiriirro.",
"discussiontools-preference-summary": "Waxaad wax badan ka baran kartaa astaamahan adigoo akhrinaya [https://www.mediawiki.org/wiki/Special:MyLanguage/Talk_pages_project/Feature_summary soo koobidda astaamaha].",
"discussiontools-preference-topicsubscription": "Awood u yeelashada is-diiwaangelinta mawduuca",
"discussiontools-preference-topicsubscription-help": "Tani waxay kuu oggolaanaysaa inaad is-diiwaangeliso si aad u hesho ogeysiisyo ku saabsan faallooyinka ku jira mawduucyo gaar ah.",
"discussiontools-preference-visualenhancements": "Muujinta hawlaha doodda",
"discussiontools-preference-visualenhancements-help": "Tani waxay awoodsiin doontaa muuqaal cusub oo bogga wadahadalka ah oo ay ku jirto macluumaad ku saabsan hawlaha ka dhex jira dood kasta.",
"discussiontools-replybutton": "{{GENDER:|Jawaab}}",
"discussiontools-replylink": "{{GENDER:|jawaab}}",
"discussiontools-replywidget-abandon": "Ma hubtaa {{GENDER:|inaad}} rabto inaad tuurto faallada aad qorayso?",
"discussiontools-replywidget-abandon-discard": "Tuur faallada",
"discussiontools-replywidget-abandon-keep": "Sii wad qorista",
"discussiontools-replywidget-abandontopic": "Ma hubtaa inaad rabto inaad tuurto mawduuca aad qorayso?",
"discussiontools-replywidget-abandontopic-discard": "Tuur mawduuca",
"discussiontools-replywidget-abandontopic-keep": "Sii wad qorista",
"discussiontools-replywidget-advanced": "Horumarsan",
"discussiontools-replywidget-anon-warning": "Maadan soo gelin. Si laguugu ogeysiiyo marka qof ku jawaabo iyo si magacaaga loogu muujiyo halkii IP-gaaga, waxaad [$1 geli kartaa] ama [$2 abuuri kartaa akoon].",
"discussiontools-replywidget-autocreate-warning": "Ma soo gelin. Marka aad wax ka beddel sameyso, akoon ku-meel-gaar ah ayaa laguu sameyn doonaa. [[$3|Baro wax badan]]. [$1 Soo gal] ama [$2 samee akoon] si laguugu ogeysiiyo marka qof ka jawaabo ka dib marka akoonkan uu dhammaado, iyo si aad u isticmaasho adeegyo kale.",
"discussiontools-replywidget-cancel": "Jooji",
"discussiontools-replywidget-feedback": "{{GENDER:|La wadaag fikradda}} ku saabsan astaantan",
"discussiontools-replywidget-keyboard-shortcut-submit": "Waxaad riixi kartaa $1 si aad u gudbiso faalladaada",
"discussiontools-replywidget-loading": "Soo raraya…",
"discussiontools-replywidget-mention-tool-header": "Raadi isticmaale: $1",
"discussiontools-replywidget-mention-tool-title": "Xuso isticmaale",
"discussiontools-replywidget-mode-source": "Isha",
"discussiontools-replywidget-mode-visual": "Muuqaal",
"discussiontools-replywidget-newcomments-button": "Muuji $1 faallo {{PLURAL:$1|cusub|cusboon}}",
"discussiontools-replywidget-newtopic": "{{GENDER:|Ku dar}} mawduuc",
"discussiontools-replywidget-placeholder-newtopic": "Sharaxaad",
"discussiontools-replywidget-placeholder-reply": "{{GENDER:|Ka jawaab}} {{BIDI:$1}}",
"discussiontools-replywidget-preferences": "Dooqyada",
"discussiontools-replywidget-preview": "Horu fiirin",
"discussiontools-replywidget-reply": "{{GENDER:|Jawaab}}",
"discussiontools-replywidget-return-to-newtopic": "Ku laabo mawduuc cusub",
"discussiontools-replywidget-return-to-reply": "Ku laabo jawaabta",
"discussiontools-replywidget-signature-body": "$1 ayaa loo beddelay {{GENDER:|saxiixaaga}}. Si aad u celiso, qor $2. Ogow in aadan u baahnayn inaad saxiixdo faallooyinka qalabkan. Saxiixaaga si toos ah ayaa loo dari doonaa.",
"discussiontools-replywidget-signature-title": "Calaamadda saxiixa waa la ogaaday",
"discussiontools-replywidget-summary": "Soo Koobid",
"discussiontools-replywidget-terms-click": "Markaad riixdo \"$1\", {{GENDER:|adiga}} waxaad ogolaanaysaa shuruudaha isticmaalka ee wiki-kan.",
"discussiontools-replywidget-transcluded": "Faalladaada waxaa lagu kaydin doonaa [[$1]].",
"discussiontools-replywidget-watchthis": "Ku dar boggan [[Special:Watchlist|liiskaaga la socodka]].",
"discussiontools-target-comment-missing": "Faalladan lama helin. Waxaa laga yaabaa in la tirtiray ama la wareejiyay.",
"discussiontools-target-comments-missing": "Faallooyinka cusub lama helin. Waxaa laga yaabaa in la tirtiray ama la wareejiyay.",
"discussiontools-target-heading-missing": "Mawduucan lama helin. Waxaa laga yaabaa in la tirtiray, la raray ama magaciisa la beddelay.",
"discussiontools-target-comment-found-moved": "Faalladan lagama helin boggan, laakiin waxay ku jirtaa bogagga soo socda {{PLURAL:$1|bog|bogag}}:",
"discussiontools-target-heading-found-moved": "Mawduucan lagama helin boggan, laakiin wuxuu ku jiraa bogagga soo socda {{PLURAL:$1|bog|bogag}}:",
"discussiontools-topicheader-authorcount": "$1 {{PLURAL:$1|qof|qofood}} baa ku jirta doodda",
"discussiontools-topicheader-commentcount": "$1 {{PLURAL:$1|faallo|faallooyin}}",
"discussiontools-topicheader-latestcomment": "Faalladii ugu dambaysay: $1",
"discussiontools-topicsubscription-action-subscribe-button": "Is-diiwaangeli",
"discussiontools-topicsubscription-action-subscribe-prompt": "Ma rabtaa inaad is-diiwaangeliso mawduucan?",
"discussiontools-topicsubscription-action-subscribe-prompt-newtopics": "Ma rabtaa inaad is-diiwaangeliso ogeysiisyada ku saabsan mowduucyada cusub ee boggan?",
"discussiontools-topicsubscription-action-unsubscribe-button": "Ka bax is-diiwaangelinta",
"discussiontools-topicsubscription-action-unsubscribe-prompt": "Ma rabtaa inaad ka baxdo is-diiwaangelinta mawduucan?",
"discussiontools-topicsubscription-action-unsubscribe-prompt-newtopics": "Ma rabtaa inaad ka baxdo is-diiwaangelinta ogeysiisyada ku saabsan mowduucyada cusub ee boggan?",
"discussiontools-topicsubscription-button-subscribe": "Rukumo",
"discussiontools-topicsubscription-button-subscribe-label": "Rukumo",
"discussiontools-topicsubscription-button-subscribe-tooltip": "{{GENDER:|Is-diiwaangeli}} si aad u hesho ogeysiisyo ku saabsan faallooyinka cusub.",
"discussiontools-topicsubscription-button-unsubscribe": "Ka bax rukunka",
"discussiontools-topicsubscription-button-unsubscribe-label": "Ka bax rukunka",
"discussiontools-topicsubscription-button-unsubscribe-tooltip": "{{GENDER:|Ka bax is-diiwaangelinta}} si aad u joojiso helitaanka ogeysiisyada ku saabsan faallooyinka cusub.",
"discussiontools-topicsubscription-error-not-found-body": "Is-diiwaangelinta ku xusan URL-ka lama helin.",
"discussiontools-topicsubscription-error-not-found-title": "Is-diiwaangelinta lama helin",
"discussiontools-topicsubscription-notify-subscribed-body": "{{GENDER:|Adiga}} waxaad heli doontaa ogeysiisyo ku saabsan faallooyinka cusub ee mowduucan.",
"discussiontools-topicsubscription-notify-subscribed-title": "{{GENDER:|Adiga}} waad rukumatay!",
"discussiontools-topicsubscription-notify-unsubscribed-body": "Mar dambe ma {{GENDER:|heli doontid}} ogeysiisyada ku saabsan faallooyinka cusub ee mawduucan.",
"discussiontools-topicsubscription-notify-unsubscribed-title": "{{GENDER:|Adiga}} waad ka baxday is-diiwaangelinta.",
"discussiontools-topicsubscription-pager-actions": "Falalka",
"discussiontools-topicsubscription-pager-created": "Markii ugu horreysay {{GENDER:|waa la is-diiwaangeliyay}}",
"discussiontools-topicsubscription-pager-newtopics-label": "Mowduuc cusub",
"discussiontools-topicsubscription-pager-notified": "Ogeysiiska ugu dambeeyay",
"discussiontools-topicsubscription-pager-notified-never": "waligaa",
"discussiontools-topicsubscription-pager-page": "Bog",
"discussiontools-topicsubscription-pager-topic": "Mowduuca",
"discussiontools-topicsubscription-pager-unsubscribe-button": "Ka bax is-diiwaangelinta",
"discussiontools-topicsubscription-preferences-editsubscriptions": "Wax ka beddel is-diiwaangelinta",
"discussiontools-topicsubscription-special-intro": "Is-diiwaangelintu waxay u oggolaanaysaa {{GENDER:|adiga}} inaad la socoto mawduuc ku yaal bogagga wadahadalka. Marka qof ku jawaabo mawduuca, waxaad heli doontaa ogeysiis.\n\nWaxaad ka beddeli kartaa sida iyo meesha aad ku hesho ogeysiisyadan [[Special:Preferences#mw-prefsection-echo|xulashooyinkaaga]].",
"discussiontools-topicsubscription-special-title": "Is-diiwaangelinta mawduucyada",
"echo-category-title-dt-subscription": "Is-diiwaangelinta bogga wadahadalka {{PLURAL:$1|is-diiwaangelin|is-diiwaangelino}}",
"echo-category-title-dt-subscription-archiving": "bogga wadahadalka {{PLURAL:$1|kaydinno}}",
"echo-pref-tooltip-dt-subscription": "I ogeysii marka qof faallo cusub ku qoro mawduuc aan {{GENDER:|is-diiwaangeliyay}}.",
"echo-pref-tooltip-dt-subscription-archiving": "I ogeysii marka mawduuc aan {{GENDER:|is-diiwaangeliyay}} la kaydiyo ama laga saaro bog, ama haddii ogeysiisyada ku saabsan faallooyinka cusub ee mawduucaas aan la diri karin sababo kale awgood.",
"discussiontools-comments-before-first-heading-category-desc": "Bogga wadahadalku wuxuu ka kooban yahay faallooyin ku jira qaybta hordhaca (ka hor cinwaanka koowaad). Tani waxay sababi kartaa in hordhaca ama faallooyinka si khaldan loo muujiyo, gaar ahaan nooca mobile-ka iyo barnaamijyada mobile-ka.",
"tag-discussiontools-added-comment-description": "Faallo bogga wadahadalka ayaa lagu daray wax ka beddelkan",
"tag-discussiontools-description": "Wax ka beddel lagu sameeyay iyadoo la isticmaalayo Qalabka doodda",
"tag-discussiontools-edit": "Faallo la tafatiray",
"tag-discussiontools-edit-description": "Isticmaaluhu wuxuu wax ka beddelay faallo hore u jirtay isagoo adeegsanaya Qalabka doodda",
"tag-discussiontools-newtopic": "Mowduuc cusub",
"tag-discussiontools-newtopic-description": "Isticmaale wuxuu ku daray mowduuc cusub bogga isagoo adeegsanaya Qalabka Wadahadalka",
"tag-discussiontools-reply": "Jawaab",
"tag-discussiontools-reply-description": "Isticmaaluhu wuxuu kaga jawaabay faallo isagoo adeegsanaya Qalabka Wadahadalka",
"tag-discussiontools-source-description": "Qalabka doodda wuxuu ku jiray qaabka isha",
"tag-discussiontools-source-enhanced-description": "Qalabka doodda wuxuu ku jiray qaabka isha ee la xoojiyay oo leh aaladda",
"tag-discussiontools-visual-description": "Qalabka Wadahadalka wuxuu ku jiray qaabka muuqaalka"